1 of 2

Painting skill builder: Colour and Emotion

Xirfad-dhisaha rinjiyeynta: Midabka iyo Dareenka

Anger

Cadho

Calm

Deggan

Depression

Niyad jab

Excitement

Farxad

2 of 2

It is not what you say, but how you say it. Paint each cat using the exact colours and brushstrokes needed to communicate each emotion. Work fast: you have about 10 minutes for each one.

Ma aha waxaad tiraahdo, laakiin sida aad u tiraahdo rinji bisad kasta adoo isticmaalaya midabada saxda ah iyo buraashyada loo baahan yahay si loo gudbiyo dareen kasta. Si degdeg ah u shaqee: waxaad haysataa ilaa 10 daqiiqo mid kasta.

Confusion

Jahawareer

Joy

Farxad

Love

Jacaylka

This QR code will take you to a PDF that shows colour and emotion examples.

Koodhkan QR wuxuu ku geyn doonaa PDF kaaso muujinaya midab iyo tusaalooyin shucuur ah.