Sida Looga Shaqaysiiyo ParentVue
Waalidiinta haysta arday hadda ka diiwaangashan Osseo Area Schools waxay ka codsan karaan furaha akoonkooda ParentVue haddi aanay hore u lahayn akoon hore u jirey oo ParentVue ah.
Riix: “I am a parent”
2. Shaashadda xigta dhexdeeda:
Riix furaha Pink ga “Request Account Activation”
3. Shaashadda ku xigta geli:
***Xogta ku qoran farta waaweyn waa inay la mid tahay
ta diiwaankeena
Sida Looga Shaqaysiiyo ParentVue
4. Emai lkaaga ka fiiri furaha. Akhri dhamaan tilmaamaha ku qoran email.
5. Riix Xiriiriyaha furaha ACTIVATION LINK. Dhamaytir samaynta akoonka.