Immisa Saacadood ayaa Maalintii Kaaga Luma Internetka?
Waqtigii lagu lumin jirey in la iska fadhiyo makhaayadaha shaaha laga cabbo waxaa bedeley in internetka lagu lumiyo saacado badan, gaar ahaan goobaha bulshada (Facebook, Twitter, WattsApp, iwm). Haddaba maadaama aysan jirin cilmibaaris dhab ah oo lagu sameeyey internetka daalacashadiisa waqtiga kaga luma bulshada Soomaalida, ayaan waxaan su'aashan usoo bandhignay inaan wax ka ogaano arrintaas.

Fadlan ka qayb qaado codbixintan:

Immisa saacadood ayaa maalintii kaaga luma internetka? *
Xaggee waqtiga ugu badan kaaga lumaa, sida Twitter, Facebook, WattsApp, Websiteyada-wararka, sports, iwm? *
Your answer
Lab mase Dheddig? *
Da'daadu waa meeqa? *
Your answer
Dalkee iyo Magaaladee Joogtaa? *
Your answer
Submit
Never submit passwords through Google Forms.
This content is neither created nor endorsed by Google. Report Abuse - Terms of Service