Siyaasada Qaran ee Qurba joogta Soomaaliyeed: Wadatashiga Ururada Qurba Joogta ah: National Somali Diaspora Policy: Consultation with Somali Diaspora Organization(s).
Wasaaradda Arimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga. Waaxda Jaaliyadaha: Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation: Department of Diaspora:
Si ururkaagu uga qayb galo wadatashigaan fadlan hoos ka diiwaan geli Ururka aad matashid: (To take part in this consultation please register your organization below).