Foomka Habraaca ka Ashtakoodka Ciqaabaha
Ardayda, waalidka, mas’uuliyadda, iyo shaqaalaha iskuulka ee raba inay sameeyaan ashtako ku taxaluqda habka ciqaabta ardayda ee iskuuladda ayaa taa iminka sameyn kara iyagoo isticmaalaya foomkan.
  • Talaabooyinka xigta
  • Wakiil ka socda gudoonka ayaa la soo xiriiri doona qofka sameynaya ashtakadda.
  • Baaritaan goobta lagu sameeyo ayaa bilaabmi doona 3 maalmood oo maalmaha iskuulka la dhigto gudahood ah marka la helo ashtakada.
  • Go’aanadda iyo gunaanadyada la soo saaro waa la wadaagi doonaa.
  • Qorshe fal saxid ah ayaa la abuuri lana adeegsan haddii nidaamka ciqaabta aan si quman loo dhaqangelin ama si haybsooc ah loo adeegsaday.
  • Foomkan ashtakada looma adeegsan karo in racfaan looga qaado iskuul ka fariisin.

Sign in to Google to save your progress. Learn more
Email *

Magaca shaqaalaha, waalidka ama ardayga ashtakoonaya. 

*

Telefan gacan si loo dabagalo ashtakadda. 

*

Ciwaanka iimayl (email) si loo dabagalo ashtakadda.  

*

Tilmaam ka bixi ashtakadda aad soo gudbinayso. 

*

Qor wixii kale oo akhbaar kale oo aad jeclaan lahayd in Gudoonku uu tixgeliyo. 

Submit
Clear form
Never submit passwords through Google Forms.
This form was created inside of Robbinsdale Area Schools.

Does this form look suspicious? Report