Baaritaanka waalidiinta ee SPFE ee ku saabsan dib u furista iskuuladeena iyo bulshooyinka


Maadaama ay SPPS bilaabayso isu diyaarinta sanadka dambe dugsiga, hogaamiyayaash SPFE waxay jeclaan lahaayeen inaad fikradaada ka dhiibatib su’aalaha soo socda. Waxaan ogsoonahay in xaaladda Covid-19 laga yaabo inay isbeddleyso bilaha soo socda, sidaa daraadeed su’aalahan waxay ku saleysan yihiin waxaan hadda ka ogaanay qorshayaasha lagu xakameynayo fayraska. SPFE waxay kaloo qorsheynaysaa fursado dheeraad ah oo ay kaga hadasho mowduucan. Sahankan waxaa loogu talagalay waalidiinta ardayda hadda dhigata dugsiyada SPPS iyo ka qeyb galayaasha barnaamijyada SPPS.
Sahankan waa qarsoodi. Waalidiinta jeclaan lahaa inay ka helaan xiriir isgaarsiin oo ka socda SPFE waxay fursad u heli doonaan inay la wadaagaan macluumaadka xiriirkoodka sahanka.
Next
Never submit passwords through Google Forms.
This content is neither created nor endorsed by Google. Report Abuse - Terms of Service - Privacy Policy