KUSOO BIIR GUDDIGA LA-TALINTA
Waxaan raadinaynaa shakhsiyaadka leh hal-abuurnimo, iskaashi, habdhaqan ganacsi, iyo fikir qoto-dheer si ay ugu mid noqdaan guddigeena la-talinta. Waqtigan xaadirka ah, waxaan si gaar ah u daneyneynaa murashaxiinta leh:

  -   Khibrada ula shaqeynta si waxtar leh guddiyo la-talin oo heerkoodu sareeyo;
  -   Kartida fikirka iyadoo la tixgelinayo cilmi-baarista, badeecada, iyo ganacsiga;
  -   Hiigsiga sameynta isbeddel iyo rabitaanka ka faa’ideysiga shabakadooda iyo ilahooda si loogu taageero dedaaladeena aan si wanaagsan wax ugu qabanayno kuwa aan u adeegno.

Codsadayaasha daneynayaa waa inay soo gudbiyaan CV-goodii ugu danbeeyay iyo waliba warqada dhiirigelinta (letter of motivation) oo muujineysa waxa aad ku biirin karto kooxda Guddiga La-talinta.



Sign in to Google to save your progress. Learn more
Email *
Magaca *
Farriin *
Security Question: 4 + 3 ? *
Submit
Clear form
Never submit passwords through Google Forms.
This form was created inside of OGOW. Report Abuse