Sahaminta Daraasadda Daneeyeyaasha Wadada Grant
Badbaadinta Buffalo Niagara waxay sameyneyaan sahan saamileyasha ee wadada Grant. Waxaan si weyn kugu mahadnaqaynaa waqtigaaga iyo dadaalkaaga si aad u buuxiso su'aalaha soo socda. Haddii aad qabtid wax su'aalo ah oo ku saabsan sahamintan, fadlan la xiriir Bridge Rauch, Isuduwaha Adeegyada Goob Joogta, barta internetka ee brauch@pbnsaves.org ama booqo https://preservationbuffaloniagara.org/what-we-do/Grant-St/

* Wa loo Baahan Yahay in aad ka jawabtiid

Sahanka Macaamiisha Wadada Grant : http://bit.ly/GSSomali
Waa kuwee sedexda erey ee maskaxdaada soo gala marka aad ka fikirto wadada Grant? *
Your answer
Maxay yihiin saddexda waxyaabood ee ugu fiican ee ku saabsan wadada Grant? *
Your answer
Maxay yihiin saddexda waxyaabood ee ugu fiican aad ka hagaajin laheeyd ariin ku saabsan wadada Grant?
Your answer
Alaab ama adeeg noocee ah ayay ganacsigaagu ama ururku bixiyaa? *
Your answer
Maalmahee usbuucii aad furan tahay? *
Required
Waqtigee maalinkee furan tahay? *
Required
Muddo intee le'eg ayaad ku jirtay ganacsiga ama abaabulnaanta?
Your answer
Haddii aad leedahay meel jireed oo wadada Grant ah, intee in le'eg ayaad joogtay halkaas?
Your answer
Haddii aad leedahay meel jireed oo ku taala wadada Grant, miyaay tahayn goobtaa kaliya aad ledahay?
Miyaad leedahay misa wa kiro meeshaad ku jiirtid ee ku tala wadada Grant?
Dhismuhu si buuxda aya lo deggan yahay mise qayb ahaanba banaan?
Sidee loo isticmaalaa dhismaha intiisa kale?
Maxaad ugu taalaa wadad Grant?
Your answer
Kheyraad noocee ah ayaa kaa caawin doona inaad kobciso meheraddaada ama ururkaaga? *
Required
Haddii aad jeceshahay inaad horumar ka sameyso muuqalka meelaadka banaan, maxay noqon karaan kuwaasi?
Your answer
Qiimaha meheradahu ma isbadaleen 10-kii sano ee la soo dhaafay? Hadey haa tahay, sidee? *
Your answer
Yaad oran lahayd macmiilkaaga caadiga ah? *
Your answer
Halkee ku nool yihiin macaamiishaada intooda badan? *
Your answer
Sidee wadada Grant uga duwan yahay jidadka kale ee ganacsiga xaafadaha ee Buffalo?
Your answer
Ma jiraan wax faallooyin ah oo kale oo aad jeclaan lahayd inaad la wadaagto wax ku saabsan wadada Grant waqtigan?
Your answer
Waa maxay zip Kod aad ku nooshahay? *
Your answer
Waa maxay zip Kodka Shaqadaadu kutal?
Your answer
Next
Never submit passwords through Google Forms.
This content is neither created nor endorsed by Google. Report Abuse - Terms of Service - Privacy Policy