Request edit access
Shaqaalaha Bulshada ee Dugsiga Cesar Chavez: Foomka Is-Gudbinta Ardayga iyo Qoyska
Shaqada Bulshada ee Dugsiga Cesar Chavez wuxuu taageeraa:
*Ku Xirida Khayraadka - Kaalmada Dharka/Cunto/Guryaynta iyo Adeegyada Tamarta
*Isku xirka Dugsiga iyo Iskaashatada Bulshada
* Ilaha caafimaadka maskaxda iyo jirka
* Khayraadka dhibaatooyinka Daroogooyinka iyo Khamriga
* U gudbinta Barnaamijka Guri la'aanta ee McKinney-Vento

Haddii aad haysato su'aalo dheeraad ah ama walaac fadlan na soo wac ama iiymal noo soo dir.
Taleefoonka: (503) 916-5666  ext. 79660
Mayra Capistran mcapistran@pps.net
Sarah Atkinson satkinson@pps.net

Gudbintan waxaa dib u eegi doona Kooxda Shaqada Bulshada ee Dugsiga Cesar Chavez. Waxay qaadan kartaa ilaa 10 maalmood in lala socdo ardayga/qoyska. 

Haddii aad qabto dhibaato caafimaad maskaxeed oo degdeg ah fadlan la xiriir Khadka Dhibaatada 24/7 ee Degmada Multnomah 503-988-4888 ama Khadka Dhalinyarada 1-877-968-8491 ama u dir fariin qoraal teen2teen 839863
Haddii aad cunto si degdeg ah ugu baahan tahay, isticmaal https://foodfinder.oregonfoodbank.org/ si aad u hesho doorashooyin dhow.
Wac 211 si aad u hesho hoy degdeg ah iyo/ama baahida guriyeynta.
Sign in to Google to save your progress. Learn more
Magaca Ardayga *
Fasalka Ardayga *
Caawimaada loo baahan yahay, calaamadee dhammaan kuwa khuseeya *
Required
Fadlan qor wakaaladaha bulshada ama taageerada oo dhismaha aad hadda la shaqaynayso
Waa maxay habka ugu wanaagsan ee lagula xiriiri karo ardayga/qoyska? (Fadlan ku dar magaca qofka lala xiriirayo, nambarka taleefoonka hadda, iyo/ama iimaylka)
*
Macluumaad dheeraad ah
Submit
Clear form
Never submit passwords through Google Forms.
This form was created inside of Portland Public Schools.

Does this form look suspicious? Report