Request edit access
Naxwe: fasalka 8-9 Kramfors (Repetition)
Sign in to Google to save your progress. Learn more
Jawaabaha hoose ka dooro midka SAX-da ah *
1. Tirada xuruufta "lammaanaha ah" ee afka Soomaaligu waa:
Jawaabaha hoose ka dooro midka SAX-da ah *
2.  Sheeg faraqa u dhexeeya shaqallada gaaban iyo kuwa dheer?
Jawaabaha hoose ka dooro midka SAX-da ah *
3.  Sheeg tirada shibbanayaasha, marka laga reebo hamsada?
Jawaabaha hoose ka dooro midka SAX-da ah *
4.  Sheeg xuruufta aan codka lahayn?
Jawaabaha hoose ka dooro midka SAX-da ah *
5.  Muxuu magacu noqonayaa marka qodob lagu daro?
Jawaabaha hoose ka dooro midka SAX-da ah *
6.  Maxaa afka Soomaaliga lagu yiraahdaa erayga "adjektiv"?
Jawaabaha hoose ka dooro midka SAX-da ah *
9.  Maxaa afka Iswidhishka lagu yiraahdaa erayga " aan cayinayn"
Jawaabaha hoose ka dooro midka SAX-da ah *
10.  Maxaa afka Soomaaliga lagu yiraahdaa erayga " konjunktion"
Jumladan hoose, hadba RUN ama BEEN midda ay tahay calaamee! *
1.  Erayga "sariir" waa magac cayiman
Required
Jumladan hoose, hadba RUN ama BEEN midda ay tahay calaamee! *
4.  Erayga "dayax" waa magac lab ah
Required
Jumladan hoose, hadba RUN ama BEEN midda ay tahay calaamee! *
6.  Hamsadu waxay ka mid tahay shaqallada
Required
Jumladan hoose, hadba RUN ama BEEN midda ay tahay calaamee! *
7.  Shaqalladu waa xuruuf cod leh
Required
Jumladan hoose, hadba RUN ama BEEN midda ay tahay calaamee! *
10.  Erayga "gabadha" waa magac dheddig ah
Required
Ka jawaab su'aashan hoos ku qoran. *
1.  Qodobka magac la socda, tiro ahaan muxuu noqon karaa?
Ka jawaab su'aashan hoos ku qoran. *
2.  Maxaa afka Soomaaliga lagu yiraahdaa erayga "ordklasser"?
Ka jawaab su'aashan hoos ku qoran. *
4..Magac LABKA ah, maxaa lagu gartaa?
Ka jawaab su'aashan hoos ku qoran. *
5.  Sheeg erayga lagu soo koobo xuruufta qodobbada DHEDDIGGA ah?
Submit
Clear form
Never submit passwords through Google Forms.
This content is neither created nor endorsed by Google. - Terms of Service - Privacy Policy

Does this form look suspicious? Report