From Zero to Designer: Getting Started in Graphic Design
Kanz Creative and ICT Agency oo bixisa adeegyo iyo Tababaro xirfadeed oo casri ah waxey kugu sodhaweyneysaa workshop kan oo aad ka faaiidi doonto meeshi aad kabilaabi lahayd io sidaad ubaran lahayd xirfada Graphic Design.