Adeegyada Caalamiga ah ee Wakhtiga Umusha (Global Perinatal Services,
GPS) waxay horseed u tahay dadaal lagu horumarinayo daryeelka dhalmada ka dib
iyadoo kor loo qaadayo macluumaadka lagu bixiyo galal bukaan ka saarida
isbitaalka ee Gobolka Washington.
Yaa Ka Qaybqaadan Kara:
Waalid kasta ama shakhsi barbaarinayo ilmo oo deggan Gobolka Washington.
Jawaab celintaadu waxay naga caawin doontaa sameynta ilo loo dhan yahay
oo taageero ah oo loogu talagalay qoysaska kala duwan. Fadlan qaado dhowr
daqiiqo si aad u wadaagto khibradaada iyo soo jeedintaada.
Mahadsanid ka qaybgalka sahankan, waxaad geli kartaa tartan lagu guuleysanayo kaarka hadiyadda ee $50 ah.
Wixii macluumaad dheeraad ah ama su'aalo ah, fadlan kala xidhiidh Dua Malkawi barta dua@globalperinatal.org
Waad ku mahadsan tahay ka qaybqaadashadaada!