Request edit access
LCOY Somalia 2026 National Youth Climate Consultation | Wadatashiga Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed ee Isbeddelka Cimilada 2026

LCOY Somalia 2026 (Local Conference of Youth on Climate Change) is the official national youth climate conference endorsed by YOUNGO, the official children and youth constituency of the UNFCCC. It provides a platform for Somali youth to influence climate policy and contribute to national and global climate decision-making.

We invite you to share your ideas, perspectives, experiences, priorities, and recommendations to help shape the Somalia National Youth Climate Statement 2026. Your contributions will help define the priorities that represent Somali youth and will be presented at national climate discussions, RCOY, COY21, and COP31.

Your ideas can shape policy. Your voice can shape the future. Join the conversation.

**Somali**

Ka Qayb Qaado Codka Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Waxkaqabashada Isbeddelka Cimilada 

LCOY Soomaaliya 2026 (Local Conference of Youth on Climate Change) waa shirka qaran ee rasmiga ah ee dhallinyarada Soomaaliyeed ee arrimaha cimilada, waxaana aqoonsan YOUNGO, oo ah garabka rasmiga ah ee carruurta iyo dhallinyarada ee UNFCCC. Waa madal ay dhallinyaradu codkooda iyo talooyinkooda ku gaarsiin karaan heer qaran iyo heer caalami.

Waxaan kugu martiqaadaynaa inaad nala wadaagto fikradahaaga, aragtiyahaaga, waayo-aragnimadaada, mudnaantaada, iyo talooyinkaaga si ay qayb uga noqdaan Bayaanka Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed ee Isbeddelka Cimilada 2026. Bayaankani wuxuu matali doonaa codka dhallinyarada Soomaaliyeed, waxaana loo gudbin doonaa madallada iyo hay'adaha qaran ee dalkeena iyo kuwa caalamiga ah ee ay ka mid yihiin shirarka COY21, iyo COP31.

Codkaagu wuxuu beddeli karaa siyaasadda. Fikradahaaguna waxay dhisi karaan mustaqbalka Soomaaliya. Soo gudbi aragtidaada maanta. 

Sign in to Google to save your progress. Learn more
About You | Macluumaadkaaga Shakhsiga ah 
Your Full Name | Qor magacaaga oo buuxa *
Your Email | Fadlan Qor Email-kaaga *
  How old are you? | Meeqa jir ayaad tahay?   *
  What is your gender? | Waa maxay jinsigaagu?   *
  Where do you live? | Xaggee ayaad ku nooshahay?   *
Which of the following best describes you?   | Qodobadan kuwee/kee baa si fiican kuu qeexaya? (dooro inta ku khusaysa)   *
Required
Organization, Institution or University | Hay'adda, Machadka ama Jaamacadda Aad Ka Tirsan Tahay   *
Next
Clear form
Never submit passwords through Google Forms.
This content is neither created nor endorsed by Google. - Terms of Service - Privacy Policy

Does this form look suspicious? Report