Published using Google Docs
Hadii lagu qabto ama lagu xiro.doc
Updated automatically every 5 minutes

Hadii lagu qabto adigoo Qaxooti ah ama lagu xiro???

Ogow xuquuqdaada qaxootinimo

UNHCR lambarka lagala xiriiro xaaladda xarrigga 012 6305060 xusuusnaw mar kasta English Malayo kaliya. Caawinta ku saabsan la tashi qaanuuni ah ama Abuukaate 03-2691-3005, qabashada & Xarigga kaliya

Waa lagama maarmaan:

Waxaa lagaa filayaa inaad qaynuunka Malaysia aad dhawrto, mudada aad joogto dalka Malaysia, wuxuu doono ha ahaado wadcigaaga qaxootinimo ee UNHCR, waana inaad wadato mar kasta Dukumintiga UNHCR oo asal ah, nuqul copy ah inaad u dhiibato qof aad ku kalsoon tahay, sida eheladaada. Iwm

Marka lagu joojiyo ama lagu qabto

  1. Lambarka Kaarkaaga ee UNHCR
  2. Meesha lagugu qabtey
  3. Magaca xarunta Boliska ee laguu qaaday
  4. Waqtigii lagu qabtey

QABASHADA KADIB XABSIGA GUDIHIISA

FIIRO GAAR AH:

Waxaa lagaa rabaa in aad samayso sidaan markii lagu baarayo:

  1. Diid.
  2. Xusuusnow magaca sarkaalkaas.
  3. Dacwoo oo codso in lagaa qoro riboor dhacdada kaddib.

MAXKAMADDA MAGAALADA:

=

Hadalkaan waxa laga soo minguuriyey Warqadda yelowga ah loo dhigay sidaan, ((In case of detention and arrest for Refugees)

Kuwaasoo ay soo bandhigeen UNHCRta iyo Xubin ka socotey Boliska dalkaan, waxa la hayaa hadalkaan oo video ku duuban, cidii u baahata.

Dhammaad: