6-12 Foomka Dib-u-eegista Agabka Waxbaridda ee Luqadda Adduunka iyo Labada Luuqad ee Jabbaan

Daneeyayaasha Dugsiyada Dadweynaha Portland Sharafta leh,

Waxaan ka mahadcelineynaa waqtiga iyo dadaalka ay kugu qaadaneyso inaad dib u eegto agabka waxbaridda iyo inaad bixiso jawaab celin si aad u ogeysiiso AIR (La-taliyayaasha Kheyraadka Waxbarashada) marka ay u soo jeedinayaan talooyinkooda Guddiga Dugsiga ee Qaadashada Agabka Waxbaridda ee Horumarinta Luuqadda Ingiriisiga. 

Waad ku mahadsan tahay wakhtigaaga iyo fikradaada inta aan samaynayno go'aankan muhiimka ah ee ardayda PPS iyo waxbarashadooda luqadda Jabbaan. Fadlan u soo gudbi foom gaar ah walxo kasta oo agabka waxbaridda horumarinta Luuqadda Jabbaan oo aad qiimayso

Sign in to Google to save your progress. Learn more
Email *
Waa maxay agabka waxbaridda ee Jabbaan ee aad dib u eegid ku samaynayso? (dooro hal, iyo buuxi foom gaar ah dib u eegis kasta; WL=World Language (Luuqadda Adduunka) , DLI=Dual Language Immersion (Labada Luuqad)) *
Next
Clear form
Never submit passwords through Google Forms.
This form was created inside of Portland Public Schools. Report Abuse